Posts tagged with the keyword: ‘wararka’

Guddoomiyihii kooxda ololaha Trump oo iscasilay

Guddoomiyihii kooxda ololaha Trump oo iscasilay

Guddoomiyaha kooxda ololaha murashaxa xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ayaa iscasilay laba bilood un kaddib markii uu xilkaasi qabtay. Paul Manafort, ayaa wajahayey cambaarayn ku aadan xiriirka uu la lahaa siyaasiin u dhashay Ruushka iyo madaxweynihii hore ee Ukraine,Viktor Yanukovych. Wuu beeniyay in uu wax khalad ah sameeyey, mana uusan sheegin sababta uu shaqada uga tagay. […]

Maxaa Looga Hadlay Maanta Kulanka Qamiislaha ee Gollaha Wasiirada

Maxaa Looga Hadlay Maanta Kulanka Qamiislaha ee Gollaha Wasiirada

Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid. Mudane Cumar Cabdirashiid oo warbixinta xaalada siyaasadda ee dalka u soo gudbiyay golaha Wasiirada ayaa sheegay in maamul u sameynta […]

Madaxda M/Mulgoboleedyada oo caawa Muqdisho ku hoyanaya

Madaxda M/Mulgoboleedyada oo caawa Muqdisho ku hoyanaya

Madaxda maamul goboleedyda dalka ayaa maanta soo wada gaaray magaalada Muqdisho, iyaga ka qeyb galaya shirka madasha wada tashiga Qaran oo maalinta beri ah ka furmaya caasimada. Waxaa ka mid ah madaxda Xamar soo gaaray madaxweynayaasha, Puntland, Juballand & Koonfur Galbeed C/wali Gaas, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan. Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Guuleed oo safar […]

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology