Posts tagged with the keyword: ‘warar’

Dowladda Pakistan oo siideysay Labo Gabdhood oo uu dhalay Hogaamiyaha Al-qaa’ida

Dowladda Pakistan oo siideysay Labo Gabdhood oo uu dhalay Hogaamiyaha Al-qaa’ida

Warar laga soo xigtay Ururka Al-Qaacidda ayaa sheegay in Dowladda Pakistan ay sii deysay laba gabdhood oo uu dhalay Hoggaamiyaha Ururkaasi Dr Ayman Al-Dawaahiri iyo gabar kale oo uu dhalay Sargaal ka tirsan Ururkaasi oo lagu Magacaabo Murjaan Saalim. Sida ay wararku sheegayaan, Seddaxdan gabdhood iyo Carruurta ay dhaleen oo ay horey u xirtay Dowldda […]

Madaxweynaha oo soo xiray Bandhig Carweedka Buugaagta

Madaxweynaha oo soo xiray Bandhig Carweedka Buugaagta

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Bandhig Carweedka Buugaagta ee Muqdisho oo Saddex maalin ka socday magaalada Muqdisho. Bandhiga Buugaagta ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Soomaaliya, Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgen Bekir, Dhalinyaro, Aqoonyahano, iyo xubno kale, waxaana dadweynaha loo soo bandhigay Bugaagta ay qoreen khubarada soo qaban qaabisay bandhigan. […]

Trump oo Isbedel Ku Sameeyay Maamulayaasha Ololihiisa Cudurdaarna Ka Bixiyay Khudbadihiisii Hore

Trump oo Isbedel Ku Sameeyay Maamulayaasha Ololihiisa Cudurdaarna Ka Bixiyay Khudbadihiisii Hore

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka Donald Trump ayaa jeediyey khudbadiisi u horeysey tan iyo markii uu wax ka bedelay maamulka ololihiisa doorashada. Khudbadda Trump ayaa u muuqatey mid uu raali gelin ka bixinaayo hadaladiisi qalafsanaa ee ka soo bixi jirey afkiisa. Donald Trump ayaa guddoomiyaha gudigiisa u magacaabay Steve Bannon, oo hada ahaa madaxa […]

Madaxweynaha oo kulan la qaatay xubno ka socda IGAD

Madaxweynaha oo kulan la qaatay xubno ka socda IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay wafdi uu horkacayo Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Eng. Maxbuub Macallin. Kulankan ayaa waxaa looga hadley qabanqaabada Shir Madaxeedka wadammadda IGAD ee bisha soo socota lagu qaban doono magaalada Muqdisho, arrimaha amniga, siyaasadda, dhismaha maamulka gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, […]

AMISOM oo sheegtay in Gobolka Jubbada Hoose ay ku dishay Saraakiil Shabaab ah

AMISOM oo sheegtay in Gobolka Jubbada Hoose ay ku dishay Saraakiil Shabaab ah

  Sargaal ka tirsan Ciidamada Midawga Afrika ee Jooga Soomaaliya ayaa sheegay in Weerar ay iska kaashadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo ka dhacay Degaanka Cabdalla-biroole ee Gobolka Jubbada Hoose ay ku dileen Saddex Sargaal oo ka tirsan Al-shabaab. Sargaalka u hadlay AMISOM ayaa sheegay in Weerar Qorsheysan ay Ciidamada isgarabsanaya  ku qaadeen […]

Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Amba baxay Dalka Suudaan Kana Qeybgalaya Shir looga hadlayo Xagjirnimada.

Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Amba baxay Dalka Suudaan Kana Qeybgalaya Shir looga hadlayo Xagjirnimada.

Iyadoo shalay Mas’uuliyiin ka socota dowladda Soomaaliya ay gaareen dalka Suudaan ayaa waxaa la filayaa in uu dallkaasi ka furmo shir loo ga hadlayo arimaha xagjirnimada. Wafdiga shalay dalka Suudaan gaaray ee ka socda dowladda Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminayay Wasiiru dowlaha wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos). Shirkan ka furmaya dalka Suudaan ayaa waxaa […]

BIYO LA’AAN BOQOLAAL QOYS KA BARAKICISAY TUULOOYIN HOOSTAGA XUDUR. (WARBIXIN)

BIYO LA’AAN BOQOLAAL QOYS KA BARAKICISAY TUULOOYIN HOOSTAGA XUDUR. (WARBIXIN)

  Biyo la’aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa tuulooyin dhowr ah oo hoos-taga degmada Xudur ee gobolka Bakool. Ilaa 500 oo qoys oo ka soo barakacay toddobo tuulo ayaa tan iyo bishii hore soo degay duleedka Xudur si ay biyo uga helaan ceelasha degmadaas. Xasan Cali oo xoolo-dhaqato beeraley ah ayuu qoyskiisa oo ka kooban […]

Baydhaba: Daawo Sawirada Musharax Da’yar Oo balan Qaaday Isbadal Cusub inuu Sameynayo Hadii La Doorto.

Baydhaba: Daawo Sawirada Musharax Da’yar Oo balan Qaaday Isbadal Cusub inuu Sameynayo Hadii La Doorto.

Waxaa Magaalada Baydhaba Lagu Qabtay Xaflad heer sare ah oo ay soo agaasimeen Qaar ka mid ah ururada Bulshada, Haweenka, Dhalinyarada, Waxgaradka, Kulan ayaa waxaa lagu taagerayey islamarkaana lagu shaacinaayey Musharax isku soo sharxay in uu qabto xildhibaanimada baarlamaanka federaalka. Musharax Xasan Cabdi Isaaq oo kasoo jeedda Beelweynta Geeledle ayaa shaaciyay inuu isaga ka mid […]

Duqa Magaalada Muqdisho Oo ka Hadlay Arin Muhiim ah

Duqa Magaalada Muqdisho Oo ka Hadlay Arin Muhiim ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa meesha ka saaray tuhuno dad badan ka qabaan in lacagaha ka soo xarooda kaarka aqoonsiga in loo adeegsanayo doorashada dhowaan dalka ka dhaceysa. Yuusuf Jimcaale oo xalay marti ku ahaa Barnaamijka dood wadaag ee Telefishinka Universal ayaa sheegay in qaadashada kaarka aqoonsiga ay ku soo […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo saaray baaq ku aadan doorashooyinka dalka ka dhacaya

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo saaray baaq ku aadan doorashooyinka dalka ka dhacaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in waddanku uu ku jiro marxalad kala guur ah, loona baahan yahay shaqaalaha laamaha kala duwan ee dowladda inay dardar-geliyaan fulinta waajibaadkooda. “Waxaan u mahad-naqayaa dhammaan shaqaalaha […]

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology