Posts tagged with the keyword: ‘wara’

Jaamacad Cusub oo Laga Hirgaliyay Baydhaba

Jaamacad Cusub oo Laga Hirgaliyay Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee xarunta u ah Gobolka Baay waxaa laga hergaliyay Jaamacad Cusub oo loogu magacdaray Arlaadi, Jaamcadan waxaa furay aqoon yahano u dhashay deeganka K/Galbeed, oo isku xilqaamay inay bulshadooda ka haqab tiraan baahiya wax barasha ee ka jira Gobolka. Furitaanka Jaamacada waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka socday M/mulka koofur Galbeed, Ururada Bulshada, […]

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology