Posts tagged with the keyword: ‘waarar’

Boqolaal qoys hor leh oo ku barakacay dagaalo dhawaan ka dhacay gobolka Bakool

Boqolaal qoys hor leh  oo ku barakacay dagaalo dhawaan ka dhacay gobolka Bakool

Boqolaal qoys oo ku barakacay dagaalo dhawaan ka dhacay gobolka Bakool ee Soomaaliya ayaa lagusoo waramayaa inay wajahayaan daruufo nololeed oo adag. Dagaalo dhawaan ku dhexmaray ciidamada dawlada iyo Alshabaab ayaa waxaa ku barakacay boqolaal qoys kuwaasoo goobihii ay daganaayeen ay qasab kunoqotay inay ka cararaan. Dagaalo todobaadkaan ka dhacay degmada Teyeeglow oo ka tirsan Bakool […]

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology