Daawo Sawirrada: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Gaaray Magaalada Baraawe

Posted by on Nov 15th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Khayre-1Raysalwasaaraha Xukuumadda Federasliga ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ka duuley garoonka Muqdisho, waxaana safarkoodu ku jeedaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose.

Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa ka horeeyey wefdga Raysalwasaaraha, waxaana ay saakey diyaarad ka qaateen magaalada BAydhabo ee xarunta kumeel gaar ah ee Koonfur Galbeed.

Ujeedada socdaalka Raysalwasaaraha ayaa ah isku dubaridka hawlgalka ka dhanka ah al-Shabaab ee ka bilowdey Shabeelada Hoose. Raysalwasaaraha ayaa kulan la qaadan doona saraakiisha AMISOM ee ku sugan Baraawe iyo Taliyaasha ciidanka Dowladda, waxaana laga hadlayaa sidii magaalooyinka la isugu furi lahaa.

Al-Shabaab ayaa ku xooggan gobolka Shabeelada Hoose, waxaana kala go’doonsan magaalooyinka gobolkaas intiisa badan.

Khayre-1khayre-2khayre-36-2281A91881-8Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Weboy

Advertisement

Recently Commented

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology