Shariif Xasan oo Gaaray Baraawe

Posted by on Nov 15th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

b-araaweMadaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed.

Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa safarkiisa Magaalada Baraawe waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe wuxuu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Saacadaha soo socda ee maanta ayaa sidoo kale la filayaa in Magaalada Baraawe ay gaaraan masuuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Somaliya.

Waxaa la hadal haayaa Raiisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Somaliya inay tagaan Magaalada Baraawe.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology