Wasiir Maryan Qaasim oo Xilkii Iska Casisha

Posted by on Nov 15th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Maryan-QasimMaryan Qaasim wasiirkii gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iska casishay xilka,waxa ayna noqotay wasiiradii labaad oo iska casishay xilka.

Muddooyinkii u dambeeyay ayaa la sheegayaa in ay jireen isku dhac u dhaxeeyay wasiiradda iyo raysal wasaare Kheyre oo ku saabsanaa howlaha wasaaradda.

Drs. Maryan Qaasim ayaa sheegtay in ay isku casishay duruufo shaqo iyo is bar bar yaac, isla markaana ku adkaatay in ay sii wado shaqada wasaaradda xili ay la hadashay warbaahinta gudaha.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology