Daawo Sawirrada: Shariif Xasan oo Maanta Ku Laabtay Baydhaba Xilli Mooshin Ka Yaalo

Posted by on Nov 9th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Shariif Xasan ayaa cadaadis xooggan wuxuu kala kulmayaa mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Koonfur galbeed, kadib markii qaarkood ay ka keeneen mooshin la doonayo in isaga xilka looga qaado.

Waxa uu Shariif Xasan sheegay in aan loo baahneyn qalalaasye iyo sidoo kale in la dumiyo maamulka K/galbeed, isaga oo ku baaqay xasilooni siyaasadeed.

Qaar kamid ah xildhibaannada mooshinka ka wada Shariif Xasan oo maanta kulan yeeshay ayaa waxay sheegeen in dhowaan ay guddoonka baarlamaanka u gudbin doonaan mooshinka.

Guud ahaan magaalada Baydhaba waxaa aad looga hadal hayaa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan magaaladaasi.

1537842Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology