TOP NEWS: Dhageyso Laamaha Amaanka Koonfur Galbeed oo Lagu Amray In Ay Talaabo Ka Qaadaan Mucaaradka Shariif Xasan

Posted by on Nov 5th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

xasan eelaay iyo mahad cabdiraxmaanLaamaha Amniga Koonfur Galbeed ayaa lagu Amray in ay soo qabtaan dadka Mucaaraadka ku ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ee ku sugan Magaalada Baydhaba.

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Eelaay iyo Taliyaha Booliska Gobolka Baay Mahad C/raxmaan Aadan ayaa sheegay in tilaabo ay ka qaadi doonaan dadka kasoo horjeeda maamulka ee shirarka ku qabta Magaalada Baydhabo.

Xasan Eelay ayaa sidoo kale tilmaamay in dadka Shacabka ah ee degaanada maamulka Koonfur Galbeed laga doonaayo in ay la shaqeyaan maamulka.

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa buux dhaafiyay dad kasoo horjeedda Siyaasadda Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ku Dhageyso Mobilkaga.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology