Dhageyso: Xildhibaanada K/galbeed oo Sheegay In Ay Ku Adkeysan Doonaan Mooshinka Ka Dhanka Ah Shariif Xasan

Posted by on Nov 5th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

xildhibaan cali xasanQaar ka mid ah Xildhibaanadii dhawaan shaaciyay in ay Mooshin ka keeneen Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan in ay ku adkeysan doonaan Mooshinkaasi tan iyo inta uu xilka ka degaayo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan Cali Xasan Cusmaan oo Madax u ah Xildhibaanada Mooshinka wadda ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif uu ku fashilmay howlaha maamulka sidaasi darted ay doonayaan isbadel ballaaran.

U jeedka ay Mooshinka u keeneen ayuu sheegay in ay tahay in Koonfur Galbeed ay uu ka dhaco Isbadel maamul.

Illaa iyo 100 mudane oo ka tirsan xildhibaanada baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhawaan saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas, Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ku Dhageyso Mobilkaga.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology