TOP NEWS: Dhageyso Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Shariif Xasan oo Gabagabo Marayo

Posted by on Nov 4th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

shariif sakiinXildhibaan Amiin Maxamed Faarax iyo Xildhibaan Dubad Maxamed Dhaqane oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in uu meel gabagabo ah marayo Mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Waxay tilmaameen in Mooshinkan ay saxiixeen in kudhow 100 Xildhibaan, islamarkaana dhawaan ay u gudbin doonaan gudddonka Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Shariif Xassan in uu dayacay Maamulkaasi, islamarkaana uu ku fashilmay hoggaanka.

Sidoo kale Xildhibaan Dubad Maxamed Dhaqane ayaa isna sheegay in Shariif  Xasan uu ku fashilmay Shaqadii loo igmaday isla markaana Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay ka Go’an tahay in ay xilka ka qaadaan.

Lama oga xaalada siyaasadeed ee ka jirta Koofur Galbeed halka ay ku dambeyn doonto, waxaana Shariifka xilligan la sheegay inay xaalada ku xun tahay, maadaama uu wajahayo mucaarado xooggan.

Halka Hoos Ka Dhageyso Waresyiga Xildhibaanada.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ku Dhageyso Mobilkaga.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology