TACSI: Reer Axmed Boore… Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Shukri Axmed

Posted by on Oct 15th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, TACSI, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

188Innaa Lillaahi Wa Inaa Ilahayhi Raajicuun

Waxaa si murugo iyo tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaa dhamaan Reer Axmed Boore oo Gabadhoodii Shukri Axmed Boore xalay sacadu markey aheyd 11:00 dhanka Soomaaliya ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Geeridu waa xaq, ruuxna dhaafi maayo waqtigii Eebbe u qoray.Waxaan Allaah na abuurtay ka baryeynaa inuu Jannatul firdowsa ka waraabiyo, dhamaanteena uu samir iyo iimaan naga siiyo.

Sidoo kale waxaanu ilaah uga baryeynaa Walaasheena Shukri Axmed Boore in ilaahay Janatu Fardowso Kawaraabiyo.

Aamiin Yaa Rabbi.

Marxuumad, SHUKRI AXMED BOORE waxay aheyd Gabar leh Akhlaaq Wanaagsan.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Ilyaas Saciid Cali “Qalinle”, Afhayeenka Jaaliyadda Soomaaliya Ee Dalka Ingiriiska.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology