Daawo Sawirrada: Madaxda Jaaliyada Koonfur Galbeed oo Kulan Sagootin Ah u Sameeyay Xildhibaan C/qaadir Dhegacade

Posted by on Oct 12th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1Guddiga Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Dalka Ingiriiska ayaa casho sharaf sagootin ah waxa ay u sameeyeen Xildhibaan Cabduqaadir Shacbaan Axmed (Dhegacade) oo katirsan Gollaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka ayaa intii uu soocday waxaa fikir iyo aaraa isku dhaafsaday Xildhibaan C/qaadir Dhegacade iyo Madaxda Jaaliyada reer Koonfur Galbeed ee London ku dhaqan.

Sidoo kale Madaxda Jaaliyada Koonfur Galbeed ayaa kula dardaarmay Xildhibaan Cabduqaadir Dhegacade inuu kaalin muuqata ka qaato dadaalka loogu jiro sidii isbedel loogu sameyn lahaa Hogaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu danbeyntii Jaaliyada ayaa si diiran usoo dhaweysay dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah Shariif Xasan ee ay wadaan Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

1234567138101112Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology