War Deg Deg Ah: Wasiirka Gaashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidamada Xooga Soomaaliya oo Goordhow Is Casilay

Posted by on Oct 12th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

gashandhigaWasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goordhow ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya,waxaana uu isku hor casilay Kulankii Golaha Wasiiradda Soomaaliya ee Galabta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa si lamid ah Kulanka Golaha Wasiiradda isku hor casilay Taliyihii Ciidamada Xoogga Dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid,waxaana lagu badalay Gen Cabdi Jaamac Warsame Gorad oo noqday Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Illaa hadda lama oga Sababta Rasmiga ah ee ka dambeysa Iscasilaadda Wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo waxa ku soo beegay Xilligaan.

Wixii Faahfaahin Ee Ku Soo Kordha Dib Ugula Soco Wararkeena Danbe. Insha’allah

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology