London: Daawo Aktarka Tom Cruise oo Ku Dhaawacmay Mataalada Filimka Mission Impossible 6

Posted by on Aug 14th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Tom Cruise injured during stunt for Mission Impossible 6Jilaaga Filimada Maraykanka ee Tom Cruise, ayaa axadii maanta ee August 13, 2017-ka ku dhaawacmay matalaada qaybta lixaad ee Filimka (Mission Impossible 6.) oo uu ku duubayo magaalada London ee caasimadda Ingiriiska, sida wakaaladaha wararka dunidu wariyeen.

Tom Cruise oo 55-jir ah ayaa sida muuqaal laga baahiyay muujinayo, ku dhaawacmay mataalad uu labo gidaar u kala boodayay oo uu dhexda ku joogsaday, ka dibna jilbaha uu ku dhuftay derbigii uu ku boodayay, in kastoo uu ku guulaystay inuu derbiga gaaro haddana ma awoodin inuu sii wado jilitaankii oo wuu Dhutiyay, socodkiina wuu awoodi waayay, ilaa iyo haddana xafiiskiisa gaarka ahi ma cadayn inta dhaawacsiisu gaarsiisan yahay.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology