R/Wasaaraha Soomaaliya oo Amar Muhiim Ah Dul Dhigay Maamulka Gobolka Banaadir

Posted by on Aug 13th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

xasan kheyreXasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay Maalinta dhalinyarada ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay helaan Shaqo.

Waxa uu ugu baaqay gudoomiyaha Gobolka Banaadir in uu Maamulku Shaqaaleysiiyo in ka badan 1000 dhalinyarada waxbartay ah ee ku nool Gobolkan Banaadir.

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in ay muhiim tahay in laga gudbo qabiilka si dhalinyaradu u helaan Shaqa abuur sidaan silamid ahna Maamul Goboleedyada ay dhankooda Shaqo bixin doonaan.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology