DAAWO: Cabdullaahi Leesto oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasiyiinta Mucaaradsan Madaxweyne Shariif Xasan

Posted by on Jul 16th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

leestoLataliyaha dhanka arrimaha bulshada iyo Amniga Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/laahi Maxamed Iris Leesto ayaa waxa uu baaq u diray Siyaasiyiinta mucaaradsan Shariif Xasan.

“Jagada Qabiilkaaga ayaa kuu diiday ee Shariif Xasan kuuma diidin. Waxaan ka codsanaya inay isku xishoodaaan oo waxna isku falaan” ayuu yiri C/laahi Leesto.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

WordPress
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology