DAAWO: 8 Qof oo Ku Dhimatay Ciyaarihii Kubada Cagta Ee Senegal

Posted by on Jul 16th, 2017 and filed under CAYAARAHA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

SenegalStadium.originalUgu yaraan Sideed qof ayaa ku dhintay, in ka badan lixdana way ku dhaawacmeen, rabshado ka dhex qarxay taageerayaasha labada kooxood ee ugu waaweyn dalka Senegal, oo ciyaartoodi kama danbaysta ee tartanka kooxaha heerka koowaad ku dhex martay caasimadda dalkaas ee Dakar.

Garoonka Demba Diop Stadium oo ciyaartii kama danbaystii ku dhex maraysay labada kooxood ee Ouakama iyo Stade de Mbour ayaa rabashado ka dhex qarxeen taageerayaasha ka dibna booliska u adeegsaday suntan dadka kaga ilmaysiisa, waxaana dumay qaybo ka mid ah garoonka oo dhimasho iyo dhaawac intiisa u badan sababay.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology