DAAWO: Lo Irmaan Ah oo Qatar Dibada Ka Soo Iibsatay

Posted by on Jul 13th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

cowQaybtii ugu horaysay ee Lo dalka Qatar dibada kasoo dhoofsaday ayaa gaaray beertii loogu talo galay, taas oo durba caanihii ugu horeeyay ee laga lisay iibkooda laga bilaabay dalkaas, sida lagu wadana shacabka dalkaasi kaga maarmi doonaan caanihii Sucuudiga Looga soo dhoofin jiray ee laga xiray.

Shan todobaad oo xayiraad dalalka Imaaratka, Baxrayn iyo Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar, ayuu dalkaasi dibada ka soo iibsaday lo, ilaa dhowr boqol gaaraysa oo la doonayo in caanaheeda dalkaasi kaga maarmo kuwii Sucuudiga iyo Imaaraadka looga keeni jiray.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology