Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Caawa Ku Soo Fool Leh Magaalada London

Posted by on May 9th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

shariif iyo mursalMadaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo uu weheliyo Wasiiru Dowlada Madaxtooyada Maxamed Cabdullahi Mursal ayaa caawa kusoo wajahan Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kamid ah Madaxda Soomaalida ee lagu casuumay Shirka maalinta arbacada ka furmaya Magaalada London.

Shirkan oo ay Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ahi ay  la hortagi doonaan qorshoyaal ku saleysan Baahida Soomaaliya Xiligan ay qabto ayaa ajandayaashiisa  lagaga hadlay waxaa ka mid ah  Arrimaha Amaniga, Kobcinta dhaqaalaha, Siyaasada, Dib u eegista Dastuurka iyo Wadashaqaynta Beesha Caalamka iyo Dowladda 4-Sanao ee soo socota.

Shirka  ayaa dhici doona maalmaha Arbacada iyo Khamissta oo ku beegan 10-ka ilaa 11-ka bishan, waxaana haatan London ka socda shirar la xiriira qabanqaabada shirka.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology