MAXAAD KALA SOCOTAA LAANTA SOCDAALKA IYO JINSIYADAHA BAYDHABA+SAWIRRO

Posted by on Apr 15th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7Saadka warqabtiin waaxda basaborada Magalada Baydhabo ka shaqeysa waxaa ay howsheeda si kala go’lahayn u socotaa muddo ka badan labo sanno iyo tobodilood,waxaana madax u ah qofaan ehel u ahany howl ahaan xil ahaanba.

Hadaba shaqsigaasi oo ku abtirsada beesha ay kasoo jeedo xaas ka mid ah xasaska tirada badan ee Shariif xasan lana yiraahdo Biyood ee kasoo jeedo Beesha Maroorsade.

Hadaba M/mulaha inta badan magiicsu uu yahay laba qayb ee la yiraahdo Cali Dhuux waxaa uu ka mid yahay shaqsiyaadka sida shacri darada ah shariif Xasan ugu beeri rabo milkiyada degaanda koofur galbeed waxaana uu ka mid yahay shaqaale aad u dhega nugul oo la micno ah waxay carabi ugu yeerto (shuuf maslaxatag).

Haddaan asbaabaha uu ku muteystey in shariif xasan Baydhabo oo kumaan kun shaqadaasi si weyn u taqaano qofkani ugu xushey ayaa waxaa ka mid ah:

1. Laanta basaboorada waxaa ka soo xaroota lacago aan aan sharciga DFS waafaqsanayn ee uu sameystey Shariif Xasan si xisaabtankeeda qof kasoo Jeeda D&M aanan u ogaanin ayaa asal u ah masuuliyada Cali Dhuux.

2. Iyadoo Shacbi weynaha K/Gsalbeed Somalia ay yihiin tirade ugu badan dadka somalinimada ku abtirsada ayaa waxaa kasocota shaqada Basaboor qaadashada six ad dhaaf ah ay u qaataan dadyowga aan kor kusoo xusey.

3. Arinta ugu muhiimsan ayaa ah lacagaha laga qaado dadka Basaboorada soo doonta waxayna tahay sida tan:

A-mudada uu shaqaynayay xafiiskan ayaa ah 2sanno iyo 7bilood dadka basaboorada ka soo doontey tiradooda waa sidaynu xog ku hayno 142551qof (boqol afartan iyo labakun iyoshanboqol iyo konton iyo kow qofood)

B- halkii qof waxaa laga qaada lacago laba meel lagu kala dhiibo oo kala ah $20 (labatan dollar )Degmada ayaa la geynayaa,$135 waxaa lagu shubayaa account Amal ku yaala ee uu shaqsi u leeyahay Cali dhuux.

Hadaba iyadoo lawada og soon yahay somaliya oo idil lacagaha basaboorka ilaa xiligii cabdulaahi yusuf waxaa lacag dhan $97 lagu shubaa account Dahabshiil ah oo laanta socdaalka ay iska leedahay ee si toos ah DFS u maamusho.

Haddii 142551 qofood lacagaha laga qaday wadartoodu ay tahay $155 (boqol iyo konton iyo shan dollar) oo dowlada dhexena $97 keliya ka leedahay aaway $58 ee soo hartey maxaa lagu qabtey.

Dhab ahaan waa iska cadahay mar haddii account shaqsi ay ku dhacdo in danagaar ah lagu fushanayao oo tacabku weli taagan yahay SHAQADU WAA BAY SHAQALUHUNA WAA CEELBUUR.

Bal u fiirso dhaqalaha Sakiin uu Umada masuuliyadeeda sheganayo si sharci darro ah ku leexsanayo halkey dhantahay oo ah 142551×58 = 8’267’958 waa (sided malyan lababoqol iyo lixdantodoba iyo lixdan kun iyo sagaal boqol konton iyo sided dollar).

Hadaba waxyaabaha uu ku hadaaqo sakiin marka dad waxmagarato u badan u tagaan ku yiraahda maalintii $5000 dollar ayaa lagu isticimala maxadtoyada meel aa n ka keenana ma jirto ayuu dadka ugu sheekaye.

Sidoo kale DFS waaxda koofur galbeed waxaa ay ku leedahay todobada dollar ee dheeriga ah iyadana xisaabteeda waa 142551×7 = 997’857.

Hadaba haddaan isku darno labada lacagood ee Madamqaduhu u aruutey labada sano iyo dhowrka bilood ee aanu soo dhaafney ayaa ah 8’267’958+997’857=9’265’815.

Waxaa isweydiinta ay tahay lacagahaasi oo dabagalkoodu fududahay laga heli karo laanta socdaalka baydhabo ama xarunta weyn ee muqdisho kumaa ka dhiidhin kara sakiin iyo dhagar qabayshiisa boobka dadweynaha D&M usoo tafa xeytey .

Hadaanan xisaabtan la helin waxaa harey isir safeynta sakiin iney sii xogoobi doonto .

Isku soo wada duub dal iyo dal waakan kumaa madam qadaha ka dul qaadi karra waa su’aal qofkii jawaabteeda keena taariikhdu ay xusi doonto.

765RUNTA WAA RAAXO

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology