Seattle: Hambalyo Aroos oo Loo Dirayo Cabdifitaax Maxamed Iyo Deeqo Cabdulaahi+Sawirro

Posted by on Mar 26th, 2017 and filed under HAMBALYO, KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

deeqoHambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, waxaan halkan Hambalyo Aroos oo qaali ah uga diraynaa Cabdifitaax Maxamed iyo Marwadiisa Deeqo Cabdulaahi oo xalay  ku Aqal galay ama Arooskoodu ka dhacay Magaalada Seattle ee Wadanka Mareykanka.Waxaan leenahay Hambalyo Allaah Arooskiina hakayeelo midkii lagu nasto oo lagu nagaado oo Ubad Khayr qabana ka beermo Inshaa’allaah, Aamiin Aamiin.

Dadka Hambalyada Arooska diraya waa Agaasimaha Warbaahinta Ishabaydhaba.com, Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Naciimo Malaaq Mukhtaar Maxamed Aadan oo ku kala sugan Magaalooyinka London iyo Qaahiro.

Waxaan marlabaad iyo sadexaadba leenahay Hambalyo Allaah ha idiin barakeeyo, Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax.

deeqodeeqo deganKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology