Jawaari oo Kheyre u Qabtey 7 Maalmood Kana Codsaday Inuu Dib Ugu Laabto Golaha Wasiirada

Posted by on Mar 25th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Guddoomiye-Jawaari-1Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari ayaa gaarsiiyey raysalwasaaraaha Xukuumadda Federaaliga ah Xasan Cali Kheyre dhaliil iyo saluug ka yimid Xildhibaano ka badan 100 kuwaas oo ku dhaliiley in golaha wasiirada ee uu dhawaan magacaabey Xasan Cali Kheyre aysan waafaqsaneyn qaabka habqeybsiga ee horey loogu dhaqmi jirey.

Raysalwasaaraha ayaa laga dalbadey in uu saxo khaladka ka hor inta aanu wakhtgu ka dhamaan si looga baaqsado khlaaf iyo dib u dhac ku yimaada ansixinta Xildhibaanada.

Afhayeenka baarlamaanka Maxamed Jawaari ayaa Raysalwasaaraha ka dalbadey in uu golaha wasiirada baarlamaanka ku horkeeno ugu danbeyn 31 Maarso oo ay ka harsan tahay wax ka yar 7 maalmood.

3-2-22-2-21-2-2Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology