Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo Ka Tacsiyadeyay Geeridii Marxuum Malaaq Tanaas Ibraahim

Posted by on Mar 14th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, TACSI, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

TacsiWasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa dhammaan uga tacsiyeeyay Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Qoyskiisa geerida ku timid Allaha u naxariistee Malaaq Tanaas Ibraahim oo ahaa rug caddaa Nabadeed.

Maxamed Farkeeti Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku tilmaamay Malaaq Tanaas Ibraahim in uu ahaa Nabadoon Geesi ah oo aysan iloobi doonin bulshada Soomaaliyeed, waxaana uu ka tacsiyeeyay geeridiisa.

Bahda Warbaahinta Ishabaydhaba.com

Waxa sidoo kale Tacsi taas la mid ah diraya dhamaan bahda Warbaahinta Ishabaydhaba.com ayaga oo Rabbi SW uga baryaya inuu Marxuumka Janadiisa Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology