TIRINTA CODADKA OO SOCOTA, IYO WAX SAADAALIN OO AAN LA BIXIN KARIN TIRADA OO ISLA SOCOTA AWGEED.

Posted by on Jan 12th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

doorashoWaxaa goordhaw soo dhamaatay codeynta wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo kan labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana hada bilaabatay tirinta codadka la dhiibtay.

Musharaxiinta ku tartamaya Doorashada Gudoonka Baarlamaanka gaar ahaan Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka ayaa wadnaha farta kuwada haya, waxa uuna Musharax walba filan karaa guul iyo guul daro.

Doorashada Gudoomiye kuxigeenada Baarlamaanka ayaa loo badinayaa in wareega labaad loo gudbi doono hadii aanan wareega hore lagu kala bixin, waxaana suurto gal ah in tartanka uu noqdo mid adag oo si fudud lagu kala bixi waayo. Dhanka kale waxaa aan la qayaasi Karin durba sida ay wax noqon karaan, waayo tirinta codadka ayaa ah kuwa isla socda oo lagu jahwareerayo, hadaba ishabaydhaba waxa ay idiin balan qaadeysaa ineey daqiiqadba wixii soo kordha idiin soo gudbisa. Insha Allah

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

 

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology