Doorashada Guddoomiye Ku Xigeenada Oo Bilaabatay, Shacabka Oo Aad U Hadalhayo Maanta.

Posted by on Jan 12th, 2017 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

musharaxDoorashada guddoomiye ku xigeenada 1 aad iyo 2 aad ee golaha shacabka ayaa ka bilaabatay xarunta golaha ee magaalada Muqdisho, kulanka, ayaa waxaa shir guddoominaya xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ah guddoomiyaha KMG ah.

Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka xilhibaan Dr C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in doorashada labada guddoomiye ku xigeen hal ay la wada dooran doona taa oo micinaheedu yahay in xildhibaanka labo warqadood loo dhiibi doono si waqtiga looga faa’ideysto.

Iyadoo labo santuuq lagu kala ridi doono isla markaana warqadaha labada guddoomiye ay midab ahaan kala duwan yihiin.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

 

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Weboy

Advertisement

Recently Commented

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology