Samafale Caan Ka Ah Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Xiray Magaalada Muqdisho

Posted by on Jan 10th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

6Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu xiray Samafalihii Agoonta Magaalada Baydhaba Bashiir Maxamed Aadan “Xabashow” oo Koox aan la garaneyn ka qafaashay Hoygii uu ka deganaa Muqdisho.

Mursal Maxamed Xuseen oo kamid ah Asxaabta Bashiir Xabashow oo kala yimid Baydhaba ayaa Warbaahinta Ishabaydhaba u sheegay in rag ku labisan dareeska ciidanka kala baxeen Samafale Bashiir Hoygiisa lana aadeen Godka Jilicow.

Bashiir Maxamed Aadan (Xabashow) ayaa ah Mas’uul intabadan ka shaqeeya dhanka Samafalka, wuxuuna inta badan u ololeeyaa sidii ay waxbarasho iyo nolol wanaaagsan u heli lahaayeen Ciyaalka Agoonta Magaalada Baydhaba.

Sidoo kale Bashiir Maxamed Aadan “Xabashow” waxa uu Wakiil Magaalada Baydhaba uga yahay Ururka Naadiga Beyzaaniyiinta Baydhaba oo marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan “NBB”.

3Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology