Magaalada Baydhaba Oo Si Weyn Loogu Hadal Hayo Doorashadda Malaaqa Beesha Disow Deekhle, DAAWO SAWIRADA sida Ay U Dhacday Munaasabadaasi.

Posted by on Jan 8th, 2017 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

d4Munaasabad si weyn loo soo agaasimay laguna caleema saaraarey malaaqa cusub Ee Beelwaynta Disow Deekhle Cusmaan Abshir Caliyow  oo ay dooratay beesha Disow oo kamid ah beelaha soomaaliyeed ee dega gobolada koofureed ee dalka ayaa waxa kasoo qaybgalay ergooyin laga soo casuumay gobolada dalka.

Odayaasha dhaqanka,xildhibaano siyaasiyiin,haweeen iyo dhalinyaro ayaa munaasabada kasoo qayb galay.

Intii ay socotay munaasabada caleema saarka ayaa dadweyne u dabaadegayey Malaaqa cusub ee la doortay ayaa waxaa ay socod ku marayeen wadooyinka magaalada Baydhabo. Xaflada ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano Odayaaal dhaqameedyo iyo siyaasiyiin.

Ugudanbeyn waxaa qudbadiisa halkaasi ka soo jeediyey Malaaqa cusub ee beeshani Dooratay Malaaq Cusmaan Abshir Cali.

Si Wayn ayaa looga hadal hayaa Magaalada Baydhabo Sida ay u dhacday Doorashada Malaaqan Cusub Ee ay Yeelatay Beesha Disow Deekhle.

d1 d2 d3 d4 d5 d6 d7 d8 d9

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

 

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology