Jaamacad Cusub oo Laga Hirgaliyay Baydhaba

Posted by on Aug 9th, 2016 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

AAAAMagaalada Baydhaba ee xarunta u ah Gobolka Baay waxaa laga hergaliyay Jaamacad Cusub oo loogu magacdaray Arlaadi, Jaamcadan waxaa furay aqoon yahano u dhashay deeganka K/Galbeed, oo isku xilqaamay inay bulshadooda ka haqab tiraan baahiya wax barasha ee ka jira Gobolka.

Furitaanka Jaamacada waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka socday M/mulka koofur Galbeed, Ururada Bulshada, Dhalinyarada , Haweenka Gobolka Baay.

Mudane Maxamed Aadan Garow oo ah Maskaxdii ka danbeysa Hergalinta Jaamacada islamarkaana ah aqoon yahan u dhashay Deegaanka ayaa sheegay in Jaacamadan wax badan laga faaideysan doono iyadoo Dhalinyarada Reer Baydhaba ay kaga maarmi doonaan wax barashadii ay u aadi jireen Meelaha Fog Fog, isagoona Balan qaaday in ay anfici doonto dhamaan Goboladda Baay & Bakool

Shacabka Baydhaba ayaa guud ahaan soo dhoweeyay Jaacamdan Cusub ee lamagac baxday Arladi waxa ayna sheegeen in ay si kal & laab ah ay usoo dhoweynayaan ayna diyaar u yihiin in ay wax ka bartaan.

Captureqqq

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology