DAAWO SAWIRADA BADA XAMAR WEYNE OO LAGU ARKAY KACSANAAN SAAID AH.

Posted by on Aug 5th, 2016 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, SAWIRO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

DAAWO SAWIRADA BADA XAMAR WEYNE OO LAGU ARKAY KACSANAAN SAAID AH.

Waxaa maanta qoraxdhicii laga dareemayay xeebta Xamar Weyne gaar ahaan meesha loo yaqaano AAW AWEYSKA kacsanaan saaid ah, taasoo aan looga baran sidii hore ee caadiga ahayd Xeebta ayaa ah mid ay u dabaaltagaan caruurta maalmaha Jimcaha balse maanta la gali waayay kacsanaanta awogeed, dadkii xaafada ka agdhowaa ayaa dibada usoo wada baxay iyagoo la yaaban sida ay isugu dabadhacaysay xeebta oo ka duwan sidii hore. Bishii june ee sanadkan ayaa sidan si ka dfaran ay dhacday iyadoo banaanka usoo saartay qabuuro mudo aasnaa iyadoo dekada buuxisay biyo.

Cimilada Soomaaliya ayaad moodaa in sidii looga bartay ay wax weyn iska badalleen waayahan danbe, iyadoo laga cabanayo habeenki & subixii waaberiga  qabow aad u daran, markii aad wareesato dadka hore u jooga waxa ay kuu sheegayaan in aysan sidaan oo kale aysan soo noqon jawiga Magaaladda.

Dhanka kale waxaa laga dareemayaa dibada xeebta nadaafad daro aad u baahsan, iyadoo lagu soo shubo qashinka sida aad ka aragtaan sawirka, waxaase ka sii daran in goobahaasi ay ka ag dhow dahay dowlada weliba xarumo muhiim ah sida dekada & safaarada Cusub ee Turkiga.


Exif_JPEG_420
Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420

Exif_JPEG_420 Exif_JPEG_420

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

1 Response for “DAAWO SAWIRADA BADA XAMAR WEYNE OO LAGU ARKAY KACSANAAN SAAID AH.”

  1. ilaahey umada haka bad-baadiyo

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology