Hambalyo Dhalasho oo Loo Dirayo Bashiir Xabashow Iyo Leylo C/raxmaan

Posted by on Sep 29th, 2015 and filed under HAMBALYO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hambalyo-Dhalasho-300x222Dhamaan Maamulka iyo Hawlwadeenada Bahda Shabakadda Ishabaydhaba.com meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo Dhalasho  hawada u marinayaan Bashiir Maxamed Aadan (Xabashow) iyo Leylo C/raxmaan Yuusuf oo Gabari ugu dhalatay Magaalada Baydhaba Janaay.

Gabadhaas oo ku soo biirtay Qoyska Bashiir Maxamed Aadan loona bixiyay Ibtisaam Bashiir Waxaanu leenahay soo Barbaar soo Barbaar oo noqo tii Waalidkeeda, Diinteeda, Dadkeeda iyo Dalkeeda Anfacda Aamiin Aamiin Aamiin.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

1 Response for “Hambalyo Dhalasho oo Loo Dirayo Bashiir Xabashow Iyo Leylo C/raxmaan”

  1. Bashiir Xabashow says:

    Asc ,Amiin waad mahadsantihiin walalayaal

Leave a Reply

Premium WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology