Hambalyo Dhalasho Farxad Leh oo Loo Dirayo Maxamed Deeq Iyo Sacdiyo Gaabow

Posted by on Sep 19th, 2015 and filed under HAMBALYO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

hambalyoWaxaan halkaan hambalyo dhalasho farxad leh ugu diraynaa  Mohamed Yusuf (Mohammed-Deeq)  oo ah Gudoomiyaha Jaaliyaddda Digil Mirifle ee Gävle, ee dalka Sweeden iyo Xaaskiisa, Sacdio Cusmaan Gaabow  oo shalay 17 September 2015,saacadda markey 02:00 saxdii dhexe uu wiiil ugu dhashay Magaalada Gävle ee Sweden.  Maasha Allah Hooyada iyo Wiilka waa caafimaad qabaan.  Wiilkaas oo magaciisa loobixiyayr Yusuf Mohamed Yusuf. 

Sidaa darteed, anigoo ku hadlaayo magaca Dalladda  KGS ee Sweden (Sydvästsomaliska Riksförbundet), waxaan halkaan ugu diryaa hambalyo Mohamed- Deeq iyo Xaaskiisa  Sacdio dhalasha wiilka cusub oo nagu soo biiray.  Waxaan Alla ugu baryeynaa inuu  ku soo barbaariyo  jaceylka diintiisa, waalidkiisa, dadkiisa  iyo dalkiiisa.   Waxaan leenahay marlabaad wiilka dhashay ku soo barbaar  Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo.

Mahadsanidiin.

Abdulkadir Abukar Sheikh

Gudoomiyaha Jaaliyadda KGS Sweden.

Sydvästsomaliska Riksförbundet  I Sverige (SRS)

e-post: sydvast.somaliska@outlook.com

18 Sept. 2015

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology