Gaadiidka Ku Safra Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Baydhaba oo Isbaaro Ka Cabanaya

Posted by on Sep 15th, 2015 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

baydhaboDarawalada kaxeeya Gaadiidka ku safra Wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhaba ayaa cabasho ka muujiyay Isbaarooyin ay dhigteen Kooxo ku lebisan Dareeska Ciidanka Militariga Dowladda Muqdisho.

Isbaarooyinka oo ah kuwa Maalinba Maalinta ka danbaysa sii kordhaya, ayaa waxaa Lacago xad-dhaaf ah looga qaadaa Gaadiidka, iyadoo mararka qaarna lagu dhaco Dadka Rakaabka ah.

Askarta Isbaarada dhiganaya ayaa waxaa la sheegay inay katirsan yihiin Ciidanka Dowlada Muqdisho kuwaasi oo Mudo Bilooyin ah qaadan Mushaarkooda.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email:聽Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

1 Response for “Gaadiidka Ku Safra Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Baydhaba oo Isbaaro Ka Cabanaya”

  1. Aniga waxaan dhihi karaa waa arrin siyaadi ka dambeyso ee ha laga tashado ciidan beeleed kaasi

Leave a Reply

WordPress主题

WordPress主题
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright 漏 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology