SOMALI MAAY CELEBRATION IN CANADA

Posted by on Jul 17th, 2015 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, NEWS IN ENGLISH, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

SomaaySomali Maay language is a source of cultural treasure that all Somalis are immensely proud of. Cognizant of this fact, every year, we gather to celebrate another year of cultural service to share our success. We call this event, “MaayCelebration”, our annual Gala to embrace and develop, and teach ourselves and the world the rich heritage of Maay Languge, Please join us!

Kufi wal Kaaliye
Kooyi wal Kalaangkale
Kor Jari Kaaya liing dhike…
Ingty Dooghas Kasaasy
Kooya isly Koodno
Keni Is Moogaynay

SomaaySomaayKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

3 Responses for “SOMALI MAAY CELEBRATION IN CANADA”

  1. maxamed sheikh says:

    Maa shaa allaah, waa tallaabo hor-u-marineed oo ay qaadeen walaalaheenna ku hadla afka Somali-maay, aad iyo aad ayaana u jeclahay inaan la wadaago farxaddooda iyo qiiradooda waddaninnimo, waxaana leeyahay sharafkiinnu waa sharafkeenna, hor-u-markiinnuna waa hor-u-markeenna ee ha ka daalina kobcinta iyo isku baraarujinta luuqadda Somali-maay.
    waa walaalkiin Maxamed Sheikh Cali oo mar kale idin leh;
    Hambalyo – Hambalyo – Hambalyo.

  2. Dr.Mohamud says:

    Ha wa dadaal ad mujiseen bal ya laga daalin anigana aadban ugufaraxsanahay

  3. dooyow says:

    wali laka dethaala wal deereey afki aayow iiga galey hal ha noolayoy

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology