Daawo: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba oo Ah Mid Micno Xanbaarsan

Posted by on Mar 8th, 2015 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, SAWIRO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Daawo: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba oo Ah  Mid Micno Xanbaarsan

sawirkaAkhristayaal Waxaa Halkaan Idinkugu Ku Soo Gudbinaynaa Sawirka Maanta Aan Idinkugu Talagalnay Oo Ah Mid Micno Xanbaarsan.

Alle (SW) Waxa uu Quraankiisa Kariimka Ah Ku Yiri (Qofkii Naf Dila Wuxuu Lamid Yahay Isaga oo Dadka oo Dhan Dilay).

sawirkasawirkaKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

16 Responses for “Daawo: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba oo Ah Mid Micno Xanbaarsan”

  1. Aw-Aarow says:

    Laa nuzakii calallaahi axad, naxsabuhu SHAHIIDAN insha’allaah. Waa geesi, mujaahid, halyeey u dhintay difaaca dalkiisa iyo dadkiisa. Raxmatullaahi calayka yaa waladii XASAN KEEROW.

  2. duul says:

    ishabeydhab, hadii buraarujintii beenta ahed idin ka banjartaya, aqligiin ayaab dhaaf sisanen, sida wax tar kin u yar yahaya ayaa aqligiin u yar yahaya,

    • beri amaad sikale uhadli doontaa duli, makasaaso koofureytaano korlaay kaarabuun dhalaaw, websidkana umadiisuu u adeegaa umadiisuu wax tusaa, sidaad u hadleyso iyo meesha waxayaal waa laa arin oo kaladheer waxaan filaayaa inaad adiga caadufada kuhayso

  3. hubsoy says:

    isha baydhabo waxaan arki jirey dad cuqdudeysan lkn waa marki iigu horeysey aan arko website cuqdudeysan sorry walahi madoobe nuunowna waa idin judaadiyey adikale waaye

    • sxb cuqdada iska ma imaanin waa wax lakeensaday kursi dhiig kusaleeysan,iyo ruux danaha hawiye wado ayaa umada latusaayaa kuwa hurdana hurdada in laga kiciyo waa xaq cuqdadna adigeey kaabuuxdaa oo anaga nagasiidaran, ADEER RAGCIIL CADAAB KADOORAY OGOOW NINKII DHOOFKUYIMIDBAY GEERIDU DHIBEYSAA,

  4. Axyaa-Wadani says:

    Umadda waxaa ugu liita, qof Qormada aqrinaya,haddana Caadifad qabiil dilootey, kan sheeganaya Duul, Magaca ku bedelo Dulli, taasaa kaaga fiican.

  5. Hareda Bolis says:

    Inaa Lillahi Waa Inaa Illahi Rajicun WILKENA YARKA NAFTISA UU WAYEEY ILAALINTA SHARFTISA IYO DIFACA JIRITANKISA DHIGISA HALGANKISA WAA LA XOJINAYA INSHA ALLAH.

  6. Hareda Bolis says:

    https://www.youtube.com/watch?v=QFWjbQGhglk DADKEYGO XURDADA KA KACA INEY GOORY GOOR TAHAY GUMEYSI CARUURTENA YAANAN UU OGOLAANIIN.

    HEESKAN AFRIKA ISKA DHAAFE SOMALI KALE WAA KA GUDBEEN
    KUWA MAANTA XEROYIINKA KU OODAN LAGU TUGSADO LAGANA FAANO WAA DADKENA
    KUWA HALYEYADOODA LA LA”HEEY WAA DADKENA
    KUWA ADEGANADOODA LA HAYSTO WAA DADKENA .
    KUWA DIFACA DALKODA DADKODA IYO DIGNITADODA DIDADAN WAA DADKENA

  7. Ishabaydhaba.com waad ku mahadsantihiin sida weli aad u baraaru jineysaan shacabka koonfur galbeed lixda gobol..iyo ragii u shahiidey xor nimadooda..Mab da’a lixda gobol ma dhamaan ee wuu suuxey kaliya. .kadib markii ay ku dhufteen cirbad sun ah shariif suujino iyo beeshiisa caalamka..maalin na wuu soo laaban doo naa .doqontu yey san moodin..mab da’aasi inuu baa ba ay..Viva Bahda ishabaydhaba.com warbaahin aan daalin xaqana u dirirta shacab kana garab taagan mar walba..

  8. Hareda Bolis says:

    “Heroes may not be braver than anyone else. They’re just braver 5 minutes longer.”
    ― Ronald Reagan

    “I only regret that I have but one life to lose for my country.” —Nathan Hale

    “A hero is someone who has given his or her life to something bigger than oneself.” —Joseph Campbell

    “My fellow Americans, ask not what your country can do for you. Ask what you can do for your country.” —John F. Kennedy

    “Real heroes are men who fall and fail and are flawed, but win out in the end because they’ve stayed true to their ideals and beliefs and commitments.” —Kevin Costner
    Waa inaa commitment uu galna Jiritankena iyo Sharaftena si caruurtena ugu noladan Sharf iyo Izzo CADALAD DARO ,ISKU XAD GUDUB IYO GUMEYSI 2015 ma ogolan karno .

  9. Hareda Bolis says:

    “My fellow Americans, ask not what your country can do for you. Ask what you can do for your country.” —John F. Kennedy

    “MY FELLOW DIGIL MIRIFLE ,ASK NOT WHAT YOUR LAND CAN DO FOR YOU .ASK WHAT YOU CAN DO FOR YOU LAND

  10. Xasan says:

    Ala ha u naxariisto William Yar ee u dhintey xornimada shacabkeena,Sharif shalgooyow iyo xirtiisana taariikhda ayaa Qori meeshey ku dambeeyaan..ishabaydhabo aad bad ugu mahadsan tihiin sida wanaagsan oo aad wararka noogu soo tebisaan..

  11. sorry aadban uga xumahay wax laga heshiiyey in aad soo celisaan

  12. lipeko says:

    ishabaydhaba eeda in saxantiiin wali hun dadka tusi xaq ibaadil jin ma ee xaqa usuuba kooye wali lahan mari wadankun dad og ya etiin sa ani in maleeyun

  13. Ibrahim says:

    XASAN KEEROW, wuxuu naga wada tagay, ilaahay janadiisa haka waraabiyo, Xasuustiisa wax badan waa ay nagu soo noqon doontaa,waxaa is weydiin leh Yaa ka haray? waxaa ka haray geesiyaal garab waayay, oo aan ula jeedo Intii yagleeshay SW6, ayadoo dhaqaale la haysanin,Amni jirin cadowga gudaha iyo kan dibadana cuuryaamin waday,Shacabkii loo dhisay SW6 intooda badan gacanta gadaal marsaday, si isku mid ah waxaan rabnay inay guuleystaan anagoo naf iyo maal hurin, Horey waxaa loo yiri “He that lies down with dogs shall rise up with Fleas”. waxaa kaloo la dhahaa “Well done is better than well said”. waxaa kaloo la dhahaa ” Fish and Visitors smell in three days”
    Akhristeyaasha qiimaha badan leh waad aragtaan dalka guud ahaan waxa ka socda ma nihin kuwo abaabulan oo dareemahooda isku xiran,fursadaha dalkana aad ayaan uga fognahay,waxaan ku talinayaa dooda aan yareyno,aan is jeclaano aan wax isu quurno waxaa la yiri” iikabo waxay dhashaa ii cun”, haddii la xisaabtamo qurbaha anaga uun baa u yar,xamaaliga gudaha wadankana anagaa u badan,halka beelaha kale xoogaa naga roon yihiin xagga isku xirnaanta iyo wax isu qabadka.
    Aan dhiirigelino in da’yarta wax la baro,deegaanadeenana u raadino qalab biyaha dhannaan macaan uga dhiga. aan u raadino cilmi looga faa’iideysan karo beeraheena, iyo xoolaheena. aan hor marino daryeelka hooyada iyo dhallaanka oo isbitaalo u dhisno.
    Qurbajoogteena ma dhahaa waa bukhalaa? waayo meelo badan oo gobolada dhexe iyo hiiraan ka mid ah waxaa muqdisho jaaliyado uga kaxeeyeen macalin aan aqaan oo batchelor Math/Physics bartay,waxay kula heshiiyeen $800 oo ka banaan jiif iyo nolol,dabcan keligiisa kama shaqeynayee iskuulka kuwo kale ayaa sidaas kula shaqeeya, halka annaga macalimiinteena aysan haysanin $400, macalin fiicana aad ayuu u yar yahay inuu halkaas aado waayo muqdisho ayuu intaas ku haystaa,meel kulul oo biyo macaan laga helaynin oo qoftii ku jirata ay khatar tahay imaanshaheeda muqdisho way adag tahay in la aado.

    Waxaan Dhammaan akhristeyaasha dal iyo dibad ka codsanayaa Midnimo in la raadiyo,daruuftu maanta way badan tahay meel laga hadli karo ma taagnin inta aad dareemaysaan wax ka badan filo hadeer deegaanadeena waa abaar,dadkii iyo xoolihii khataro badan oo kala duwan ayaa laga soo sheegayaa kuwa kaamamka duleedka Muqdisho degana gaajo iyo nafaqo daro ayaa qoorta u gashay iyo dumin meeshii ay degaanba doolar ayaa daba dhigtay oo ka qixinaya buushashkoodii,beesha caalamkana waxay aamintaa kuwa hubaysan keliya.

    God helps them that help themselves!.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Advertisement

Recently Commented

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology