DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba (Cilmi Hortiisa Igaar Ahow, Waa Maah Maah Soomaaliyeed)

Posted by on Dec 9th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, SAWIRO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba (Cilmi Hortiisa Igaar Ahow, Waa Maah Maah Soomaaliyeed)

Akhristayaal Waxaa Halkaan Idinkugu Ku Soo Gudbinaynaa Sawirka Maanta Aan Idinkugu Talagalnay Oo Ah Mid Micno Xanbaarsan.!

sawirka ishabaydhabasawirka ishabaydhabasawirka ishabaydhabaKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

8 Responses for “DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba (Cilmi Hortiisa Igaar Ahow, Waa Maah Maah Soomaaliyeed)”

  1. c/kariim macalin says:

    kkkkkkkkkkkkkk, kuwaan marduufka jaatka ee shariif sakiin ayaa kala weynaaday qadiyada. sxkay dhegacade waxaan lee yahay dib ugu soo noqo ingiriiska jaadkii ayaa dib loo ogolaaday.

  2. maadow says:

    waa ayaan daro ku dhacday siyaasiyiinteena mar hadii ay dadkeena hoos geeyeen niman soomaali aheyn oo asalkiisa itoobiyaan ah. waxaan leeyahay inta damiirka leh ha raja dhigina dhul ninkiisa iska leh waad u jeedaan maanta in sanooyin kadin falastiin loo aqoonsanayo qaran jira anaga kama liidan doono insha’allah.

  3. Wadani says:

    Lax cidaad halkey is digtaa lagu qalaa ishiisa laga arkaana cushiisa lagu garaacaa. Dadka deegaankooda taako inuu qabiil kale inuu ka taliyo u ogolaan meeshii ay marti ka yihiin oo mundul uga dhisan yahayna iney kataliyaan rabo ooy utaliyaan saqiirkooda iyo kabiirkooda aan shacabnimo iyo nabad rabin iney wax dhacaan ay ugu cadahay kuwii ushaqeeynaayey sadexdii ayaa nalagu heystaa sawir sawir kale jirin raga dhulka leh iyagaa utashanaayo daba dhilif oon la nadiifin DM dadkiisa iyo deegaankiisa xoriyad ku noolaan maayaan

  4. mohamu haaji says:

    Dalaaliinta ka ugu weyn waa shariif sakiin iyo jawaarey kuwa kale wixii hewiye iyo daarod wixii laga soo qaado ayaa wax laga siiyaa digil iyo mirifle ilaah ayaa u maqan

  5. mohamu haaji says:

    Digil mirifle siyaasi yiintood sey u badan yihiin malaha wadananimo xasuus sida shaati oo kale madoobe nuunow oo kale wax magarato iyo dalaalin ayaa ku kacday

  6. waxan waxa kadambeeya dadka raba dhul ayan laheyn dooneyaa in ay qaataan misna hugan shaati shisheeye marka waxan leeyahay dadka damiirka usaaaxiib ah bal iska jira kuwaas ookale iyo kuwo kasiidaran

  7. cabdalle says:

    walahi waxa yaab ah in digil iyo mirifle badan aynan aqoonin cadowgooda oo ay isjiijiidka siyaasada ku dhex wareereen hawiye iyo daarood 1992 digil iyo mirifle mariixaan iyo daroodka kale ayey ahaayeen kuwii bakaaradii cuntooyinka ka fagtay ee musiobadii cagabararka ku xambaarey mugadishu ayay xeryo qaxooti ka galeen markii ay kasoo qaxeen daroodka hada jubboyinka iyo gado jiritaankooda ayaa loodiidan yahay ow darood inay joogaanba inkirsan yahay meesha lixda gobol intii ay isla dagaan hawiye uu ogol yahay oo aysan jirin siyaasad digil iyo mirifle dhul looga dhacaayo uu hawiye uu wado waxaana u daliila maamulkan 3 gobol oo hawiye uu ladago ayna ogolyihiin siyaasiyiinta hawiye in uu raxanweyne ay xukunto dadka so watay kenyan mahan hawiye ee lixda gobol hor istaagay ee waa daarood markii raxanweynow ninkii ku roon iyo kii kudaran aad iskuweel ku rido ogow siyasad aad dadkaada ku samata bixisaan inadnan ku heleen cadowgiona iyo sxbkoina waa inaad kala garataaan

  8. dhul ninkiisa iska leh taako aad leedahay cid kaa qaadan ka dho majidho waayo waxaan sidaas uleeyahay shabelaha xoose 24 sano xooq lagu xeystey oo biyaha wabiga laga iibin jidhey laqaadan waayey no problem kuwani oo ayku jidho bu aale saakow jilib luuq bardheere iyo kuwa kale la qaadan maayo

Leave a Reply

WordPress Blog

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology