DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba Iyo Micnaha uu Xanbaarsan Yahay

Posted by on Nov 29th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, SAWIRO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba Iyo Micnaha uu Xanbaarsan Yahay

Akhristayaal Waxaa Halkaan Idinkugu Ku Soo Gudbinaynaa Sawirka Maanta Aan Idinkugu Talagalnay Oo Ah Mid Micno Xanbaarsan.!

SAWIRKA ISHABAYDHABASAWIRKA ISHABAYDHABASAWIRKA ISHABAYDHABAKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

EmailIshabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

8 Responses for “DAAWO: Sawirka Maanta ee Ishabaydhaba Iyo Micnaha uu Xanbaarsan Yahay”

  1. iisha nuur says:

    waxaan u fahmay in kala qeybinta koonfur galbeed puntland ay ku barwaaqowday, dhul qofkiisa iska leh maxaa ka danbeyn doona cana cabistan

  2. maadow says:

    sawirkan sida iiga muuqata waxa uu ku fadhiyaa micno aad iyo aad u weyn. waxaana fahmaya qof qadiyad leh qofaan qadiyad laheyn way ku adag tahay inuu fahmo nicmada ilaah uu ku maneystay koonfur galbeed ma noqon doonto mid reer bari saami ka helaan ama boobland kusoo hoos ganbada ama shariif xasan.

  3. xasan isaaq says:

    kkkkkkkkkkkkkkk, Gaas in Ameel Caano ah uu ku dhex cabo inta u dhaxaysa kismaayo iyo baydhabo way u gaartay mar hadii Koonfur Galbeedna uu kala gooyay yirina reer bari ma hoostagayaan gobolada dhexe. waxaan oran karaa waa nin karmeyd aan soomaali laga dhex helayn. guul ayaa leeyahay reer Bari

  4. Muna cilmi says:

    jiljb iyo jamaams saakow iyo bu.aale baardheere iyo cedlwaaq iyo luuq haloo daayo inammaan macnahaada aqaanin oo ku afkasrynin walee waa nasiib daro digil iyo mirifle ku dhacdey.allow dadkedna mideey oo qalbigooda caanahaas cad isu mari.wallaahi nin mijeerteen ah ayuu wuxuu yiri digil iho mirifle dhuleey qabaan eed dad ma qabaan.abdi wali asagaan ka tuhgsznaa ok boosaaso medl dadkeenaa daadsan iyagiin dhulkii barwaaaada ayey noo soo daba mareen waa nasiib xumo.dhab nagu dhacdey in 2 gobol nanagu soo koobo.

  5. maxamed says:

    Anigoo dhinaca wanaagsan kaliya ka fiirinaya waxay ila tahay inuu sawirkaan ka turjumayo dhaqankii wanaagsanaa ee soo-jireenka ahaa ee reer-koonfurgalbeed ee ku saleysnaa sooryeynta iyo maamuusidda martidii u imaadda, cabdiwalina uu yahay martidii la soo dhaweeyey, caanaha uu dhamayona uusan xoog helin.

  6. Hareda Bolis says:

    Waa run Cabdiwelli rag nimadisa, kartidisa iyo isku dubnida dadkisa ayuu ku garey in Dhulkodana Puntland ayaga mamulkisa uu gaar ahado mid kale uu dono dadkisa , dad Cado qatayaal ah kama dhalan ,dad 100 dollar qanciyo kama dhalan, dad dacif ah kama dhalan dad lagu daneysto lagna daneysto kama dhalan. Gobanimana waa u dhalasho weyna uu gartey inuu AMEEL CAANO GEEL KU CABO dadkisa kula Caban. Ogada NEEF KASTO MESHU IS DHIGO AYAA LAGU BIREYA DM Tariq ayaad noqon doontaan sidi Falastin oo kale hadan Somaliya leydinka dhex doon dooniin waad arki doontin idinko wada Qaxoti ah .
    Qadiyada adkeya , DamirkinaDowladnimo ha ahato , Daneyste dalkina uu dida , isku Dubni iyo dadnimo mujiya waa didene waxad ka heshaan aad ledihiin.

  7. mursal says:

    gaas waxuu ka fiican yahay 100 siyaasi oo u dhasahay digil iyo mirifle sababtoo ah gaas ragii ka horeeyay ee reer puntland ayaa maamul iyo dawladnimo uga tagay oo maamulka puntland waxuu jiraa 16sano, waana maamul isku xiran boosaaso ilaa gaalkacyo waana 750 km, doorashadii puntland ee gaas ku soo baxay farole waxaa looga helay 1cod, waana aqbalay oo xukunkii sharaf ku warejiyay gaas,, reer digil iyo mirif taas ma samayn karaan ???? hada waxa laysku haystaa 6 iyo 3 ee 16 sano ka hor marki puntland lasamaynayay xagee ku maqnayeen siyaasiyinta digil iyo mirif ,, baydhabo kaliya ayaa lagu heshiin wayay oo 6 iyo 3dex laysku haystaa ani waxan qabaa in gaas waxbadan uu u qabtay reer konfur galbeed oo gobalka shabelada hoose in lagu daro baay iyo bakool asaa u ololeeyay, caanaha uu cabayo wuu kucabi karaa oo waa lasiin karaa ama uu iibsan karaa sidii ay ahaan jirtay laakiin cadwga koonfur galbeed waa hawiye hoog ku haysta balidoogle ilaa barawe , gaas meelna hoog kuma haysto, hadii uu diiday in mudugta waqooyi ee puntland lagu daro mooryaanta hawiye waa ku saxsan yahay oo dad maamul laha 16sano in la dhaho maamul cusub oo mooryanta gobalda dhexe hada loo dhisayo raaca waa khalad m qofna ma yeelayn,, mooryaan isbaaro cid wax ku darsanaysa maleh, digil iyo mirif waa inay midoobaan oo khaldkooda arkaan halkii gaas oo boosaaso airopor calamiya ka dhisana ,galkacyana nalal ku xirtay ay ku mushquuli lahayeen guul puntland, guul konfurgalbeed.murs

  8. aniga waxaan u fahmay caqlilaawayaasha digil iyo mirifle dheeftooda aan cabno aana cuno ileen waa madareemayaal lakala iibsankaro puntlandna waxay kunaaloonaayaan waa danti aylahaayeen oo ahayd jubaland inay gaareen

Leave a Reply

WordPress Blog

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology