Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Maanta Socod Lug Ah Ku Maray Wadooyinka Magaalada Baydhabo

Posted by on Mar 16th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

xxP122-407-256-369-00107Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed, Xildhibaano iyo qaar kamid ah Mas’uuliyiinta gobolka Baay ayaa maanta lug kumaray qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha ayaa socdaalkaan ku wehliyeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyay Maxamed Ibraahim Xaabsade, Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow iyo Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay C/fitaax Ibraahim Geesay, wuxuuna socdaalkooda ahaa mid ay ku indha indhaynayeen xaalada guud ee magaalada Baydhabo Janaay.

Madaxweynaha ayaa inta uu dhex lugaynayay wadooyinka Baydhabo mid  mid usalaamay shacabweynaha magaalada oo aad ugu faraxsanaa socodaalka Madaxweynaha uu ku indha indhaynayay xaalada magaalada Baydhabo.

Dhanka kale jawiga Magaalada Baydhabo ayaa maanta ahaa mid aad u macaan, oo waxaa maalmahaan ka da’aya Roon lagu diirsaday.

xxP134-407-256-360-00108xxP110-411-256-361-00109xxP119-446-256-320-00098xxP123-423-256-326-00100xxP117-420-256-358-00105xxP109-402-256-381-00106xxP101-341-256-464-00105xxP122-407-256-369-00107xxP122-435-256-349-12082xxP118-414-256-379-10083xxP118-414-256-379-10083xxP122-433-256-351-12077xxP134-407-256-360-00108xxP110-411-256-361-00109xxP119-446-256-320-00098Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology