Baydhabo: Gollaha Guurtida Iyo Siyaasiyiin Ku Sii Qulqulaya Xarunta ADC-da Iyo Madaxtooyada Muqdisho oo Xalay Aan Laga Hurdin

Posted by on Mar 16th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

gollaha guurtida koonfur galbeedXarunta ADC-da ee magaalada Baydhabo ayaa saaka kusii qulqulaya Gollaha Guurtida, Xildhibaano iyo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed, waxaana goordhow ka furmi doona kulan aan caadi ahayn, kaasoo daba socda kusoo biiritaankii Shakhsiyaadkii Baar-bakiin ay kusoo biireen shalay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Waxaa iminka la sugaya Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed iyo ku xigeenkiisa Maxamuud Sayid Aadan oo lagu wado inay kulankaan ka qeybqaataan.

Dhinaca kale wararka aan ka helayno Madaxtooyada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay aan laga hurdin oo Wasiir Faarax C/qaadir iyo Xildhibaan Shariif Xasan waaga ugu baryay kawada hadalka sidii ay ka yeeli lahaayeen Riwaayadii Sedaxda gobol oo ka dhamaatay magaalada Baydhabo.

shariifKala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes
Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology