DAAWO SAWIRRADA: Qeybta Koowaad Shakhsiyaadkii Ku Jiray Baar-bakiin oo Ku Soo Biiray Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Posted by on Mar 15th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

xxP129-437-256-346-72039Shirk u sheegii kasocday Baar-bikiin ee Baydhabo loogana soo horjeeday Shirweynii dhismaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxa uu noqday mid burburay.

Xubno uu hogaaminayo Shiine Macalin Nuurow ayaa munaasabad lagu soodhaweynayey waxay kadhacday Hotelka Manchester ee Baydhabo ayadoo munasabadaasi ay kasoo qayb galeen Xildhibano kasocday Barrlamanka Fedelaalka somaaliya,Golaha Gurtida KG soomaliya, Aqoonyahano,Siyasiyiin Culma’udiin, Hawenka,iyo Ururada rayidka.

Ragaan lasoo doodhaweynayey oo kamid ahaa Shiine Macalin Nurow,Sandheere Mad Aftiin,Nuur Macalin Bukurow ayaa waxay raali gelin buuxda kabixiyen mudadii khilaafka ay  uga maqnaayeen dhismaha dowlad goboleedka maseyrka umadooda.

xxP133-406-256-355-3d041xxP134-384-256-419-14053xxP111-433-256-342-70040xxP121-443-256-333-18051xxP129-437-256-346-72039xxP117-372-256-378-18051xxP123-436-256-341-3b042xxP133-438-256-312-31047xxP123-396-256-399-1c056xxP123-430-256-334-16052xxP108-418-256-332-1c056xxP125-404-256-380-34045xxP113-383-256-413-1707412345Fillo Sawirro Intaan Ka Badan.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Themes

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology