Dhageyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Goordhow Aan La Yeelanay C/fitaax Ibraahim Geesay

Posted by on Mar 15th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

geesayWaxaan goordhow khadka telefoonka kula xiriirnay Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay, kana mid ahaa Musharixiintii ugu cadcadaa ee madaxtinimadii Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/fitaax Ibraahim Geesay oo aan ka wareysanay sida ay maanta u dhacay israacii Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/fitaax Geesay ayaa sheegay in maanta ay u tahay Reer Koonfur Galbeed maalin farxadeed maadaama ay ku guuleysteen wadahal mudo socday oo ay kula jireen Shakhsiyaadkii ku xareysnaa Baar-bakiin oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow.

Dhanka kale xiriir aan la sameynay Shiine Macalin Nuurow ayaa noo suuragalin inaan helno.

Wareysiga aan la yeelanay C/fitaax Ibraahim Geesay oo Dhinacyo Badan Taabanaya Halka Hoose Ka Dhageyso.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

 

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology