Munaasabadii Israaca Koonfur Galbeed oo Goordhow Ku Soo Idlaaday Hotel Manchester ee Magaalada Baydhabo

Posted by on Mar 15th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

deg-deg42Shirkii saaka uga furmay hotel Manchester ee magaalada Baydhabo Madaxda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xubnihii uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow ayaa ku soo idlaaday is afgarad iyo guul.

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Madaxda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Xubnahaan uu hogaaminayo Shiine Nuurow ayaa waxa ay isku afgarteen in si wada jir ah looga shaqeeyo midnimada Koonfur Galbeed.

Shiine Macalin Nuurow ayaa sheegay inuu garwaaqsaday rabitaanka shacaweynaha Koonfur Galbeed, sidaa darteedna wixii maanta ka danbeeyana uu la shaqeyn doono dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ugu danbeyn Gudoomiye Shiine ayaa ugu baaqy Dowlada Muqdisho inay aqoonsato Dowlad Goboleedkan ku timid rabitaanka Shacabweynaha Koonfur Galbeed.

Fillo Goordhow Sawirro iyo Muuqaal.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology