War Farxad Leh: Dhageyso Munaasabad Lagu Soo Dhaweynayo Shiine Macalin Nuurow Iyo Saaxibadiisa oo Hada Ka Socota Magaalada Baydhabo Janaay

Posted by on Mar 15th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

good-newsGudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine Macalin Nuurow iyo xubnihii kula jiray Baar-bakiin, ayaa xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayo hada si toos uga socota magaalada Baydhabo Janaay.

Xafladaan oo ah mid si wanaagsan looga soo shaqeeyay ayaa waxaa khudbado ka jeedinayay mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Shiine Macalin Nuurow oo si adag u sheegay inuu garwaaqsaday Rabitaanka shacabweynaha Koonfur Galbeed, wixii maanta ka danbeeyana uu la shaqeyn doono dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Maanta waa maalin Farxad weyn u ah Shacabweynaha Koonfur Galbeed, waana maalin Murugo u ah Cadowga Koonfur Galbeed.

Maanta waa maalin Taariikheyd, waa maalinta israaca Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halka Hoose Ka Dhageyso Khudbadooyinka Laga Jeedinayo Munaasabadaan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ku Dhageyso Mobelkaaga.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog
WordPress
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology