Akhriso: Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo Shaaciyay Magacyada Musharixiinta u Tagaan Madaxtinimada DGKG

Posted by on Feb 28th, 2014 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

423Gudiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa galabta soo saaray liiska tirada musharaxiinta u taagan doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.wuxuuna u dhignaa liiska ay Ishabaydhaba.com heshay sidatan:-

1-Madoowe Nuunow Maxamed

2-Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti)

3-Xasan Maxamuud Abuukar (Dhuuqsane)

4-Ibraahim Maxamed Idiris (Leesto)

5-C/fitaax Ibraahim Geesey

6-Saalax Sheekh Cismaan

Waxaana maalinta isniinta loo balansanyahay inay dhacdo doorashada
madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, illaa iyo hada  majiraan rag utartamaya Madaxweyne Kuxigeenka, marka laga reebo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ilaa hada aan soobixin cidlatartameysa.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes
Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology