Warka ay qortay Shabakada beesha Murusade ee Allbanaadir.com waan akhriyey laakin waxaa ay muujiyeen dad gogoshii lagu soo dhaweyey ku xaaray, sababtoo ah soomaali waa maay iyo maxaa ay u kala baxaan marka qabiilka laga soo tago.
Warbaahinta qaranka hada lagu sheego afmaxaa ga iska daaye waxaa looga adegaa beelo qaar ah, anigoo aan cidna dulmineyn, laakiin xilligaan waxaa la rabaa in wax laga badalo qaabka warbaahintaas u shaqesyo, waana sax warka ah in wariyeyaal ku hadla afmaayga laga howl galindoon.
Micnaheeda maahin in wariyeyasha soomaalida ay ku kala lacag badnaanaayaan shaqadooda, laakin waxaay Allbanaadir.com muujisay Caadifad liidata oo ay ku dheehantahay dadnimo xumo.
Websit-yada aad kamidka tihiin, koley qabiil aad mar waliba mesha ku buunbuunisaan haduu musuq maasuq jiro Madaxa Laanta Socdaalka Gaafow warkiisa soo qora oo umada dhib ku haaya xag waliba, inkastoo aan ogahay in lagu qancinaayo beesha madaama xamar ay ku soo kordheen beel kale, xaqii aad ku laheydeen qaarna xoog ku qaatay, marka adoo dulman aad dad si dulminee waa ayaan daro.
Allbanaadir.com ogow Prof. Gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waa Aqoonyahan Wadani ah mana ahan qof qabiil ku shaqeeya loogana Bartay.
Midna Xasuusnaw Afka Maayga aad naceysid waa dadkii adoo lagu soo eryadey ku soo dhaweeyay.
Laakiin weelkii  wax la idinkugu siiyey ayaad ku xaartay Allbanaadir.
Waadna ku mahadsan tahay warkaas qiil weyn waaye oo guud ahaan kuwa maxaaga isku baheystay ay maayga cuqdad ugu qabaan.
Laakin Ogow Dhul Maguuro Afna Inta ay Jiraan Dadkiisa Ma Suulo.
Isku Xishooda Ilaahna u Noqda.
By: Shaam Ideer
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
ASC mr. shaam wan ku salamay walal maba ahan inad u jawabto qof iska maan gaaban oo wuxuu qorayo iyo wax kale an kala aqoon.
mise waxaaba ka maqan inuu Pro. jawaari uu dad matalo una xaq u leeyahay inuu cadkoda u doodo hadi laysku dayo in laga sad bursado.
Lakin prof ka logumaba baran inuu somali kala qeybiyo oo qolo gaar ah darteeda ka shaqeyo. Aqoonta uu bartayna laguma qasaarin wayo wajibkeeda wuu kaso baxay oo somaliya ayuu ku badbaadiyay,
haduu sida dadka qaar camal u dhaqmi laha dhulka ayuu gadan laha.
Waxan ka raali galinayaa wax magaradka meel ugu dhaca ku sameyay sharafta iyo karaamada aqoonyahanka.
Waxan uso jeedinayaa wax magaaradka intuu web la yirahdo allbanadir sameysta dadka ku aflagaadeynayo isagoo an ognahay inuu ku jira dadka manta ugu liita shacabka misna ah qof xaqiran cidii u doodi laheydna oo xaqisa uso dhicin laheydna sharaftoda iyo karamadooda meel ugu dhacaya.
Waxan leeyahay aqoonta dadkay hagtaa ee wax baro manta qalin aya lagu kala horumaree.
Mashallah ishabaydhabo waligiina noolaada oo nagaada waxatihiin halyeeyaasha digil iyo mirifle viva ishabaydhabo