Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Faarax Qare oo Wax Badan Daboolka ka Qaaday (Dhageyso)

Posted by on Feb 21st, 2013 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Faraax Axmad Cumar (Faarax qare) Taliyaha ciidanka Badda ee dowladda Federaalka ah ayaa daboolka ka qaaday in sannadkii lasoo dhaafay ay la kulmeen caqabado adag oo hawshooda ku saabsan.

Wuxuu sheegay inaaney si joogto ah u heli jirin mushaarka ciidamada, markey ugu badato lixdii bilood ayaa waxaan ka heli jirnay buu yiri’ laba bilood.

Mareykanka iyo Yurubta ayuu ku tilmaamay in ay yihiin kuwa dhaqaalaha siiya oo ay hoos tagaan, waliba waxa uu sheegay in culeys dheeraad ah kala kulmeen xagooda kaasoo ah in aanu isagu qoran Karin ciidamo badan illaa uu la xiriiro Mareykan iyo Yurub.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Weboy
Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology