Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Baay C/fitaax Geesay oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Sheekh Nuur

Posted by on Feb 17th, 2013 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, TACSI, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baay Cabdifitaax Ibraahim Geesey oo u Tacsiyeeyay eheladii uu ka tagay Marxuumka dhintay Allah ha u naxriiste Xildhibaan Sheekh Nuur Cali Aadan.

C/fitaax Ibraahim Geesey ayaa Xildibaanka  dhintay waxaa uu ku sheegey in uu ahaa Xildhibaan uu si Weyn u yaqiinay wadashaqayna dhexmartey  wuxuuna ku amaanay karti iyo daacadnimo wuxuuna xusay in Xildhibaan Sheekh Nuur uu kasoo qeybqaatay halgano farabadan oo lagu xureeynaayey dalka sida uu yiri Geesay.

Gabagabadii waxa uu Gudoomiyihii hore ee Gobolka Baay C/fitaax Ibraahim Geesay uu Marxuumka Alle ugu Baryay in uu Danbigiisa dhaafo Janadiisana uu kawaraabiyo Aamiin Aamiin.

Innaa Lillaahi wa inaa ilayhi Rajicuun.

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Themes
Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology