Qeybtii afaraad ayaan idinsoogudbinayaa lakin aan idinsaxasuusiyo qeybtii seddaaxaad ee aan idinsoogudbiyey isbuuci hore waxaa ay noojoogtay Xarunta shirkada beeraha ee buukar aykuleedahay magalada london waxaa kasoconaayey qorsheenta meelaha lagu rakibayo makiinadaha biyaha qiibinayo misna gaarsiinaayo beeraha.
Inkastoo sitoos ah xariir aan lana laheyn meesha laga dhisaayey warshida ayaa waxaa yareyd warka ka imaanayo waxaase badatay booqashadii lagu aadayey meesha uu kusocaday dhismaha mashruuca siloo soo ogaado qaabka uu usoconayo howsha mesha kasoctay.
Hadaba manta qeybtan 4-aad waxay kubilaabanaynsaa iyadoo ay wax walba ugu dhaceen gu ‘ii hore ee uu socday mashuuca roobka kalaqaadin waxaa sidookale kasii dar naa bishii noveber 15 keeda ayaa waxaa soofatahay webiga kadibna waxaa lasameyey moosas lagu ilaaliyo magaalada iyo beeraha siloogu ilaaliyo biyaha wadooyinkii waxaa soogalaayey way go’een oo sida kaliya ee lagu bixikaro waa diyaarad .
Tuulada mareerey malaheyn wado fiican markii hore waxaa markii ay imaadeen injirada lasameyey wado ay marikaraan gaadiidka ama baabuurta culus ama waayeyn.
Waxaa sitoos ah uyimid shrkadihii Wilbi iyo Moolim, waxaana maalinkasata kasoconaya webiga geyskisa shaqo lagu qiyaasayo hadiga ay marayaan biyaha .
Beeralayda ushaqaysa ee mashaaricdana waxay baranaayeen sida loogu sheego mashaaricda noocaan oo kale ah.
Sheybaar lasameyey ayaa sijoogto ah loogu baarayaa cusbada kujirta ciida ama carrada iyo inta ay la egtahay silo lasocdo biyo waraabinta waxaa laga keenay qalabka makiinada mashruuca wadanka ingiriiska magada muqdisho waxay noqotay isku xirka meesha uu kasocday dhismaha marshuuca inkastoo oo uu xariirka uu xumaa ayaa waxaa uu dhaamey xariir la”aan .
lasoco qeybata kale isbuuca soo socda haduu allah idmo.
Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)
Khabiir Dhinaca Beeraha iyo Deegaanka.
Email: Aadamyare11@hotmail.com
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com