Warbixin Muhiim ah oo ka Hadlaysa Mashruucii Sonkorta ee Mareerey (Qeybtii 3-aad)

Posted by on Feb 2nd, 2013 and filed under Warar, Wax soo saarka Beeraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Waxaad kusoodhowaataan qeybtii seddaxaad ee warbixintii aan kaga faalooneynay mashruucii caanka ahaa ee sonkorta mareerey.

Qeybtii labad waxaay noojoogtay hadaan inxasuusiyo in  Seddax bilood kadib markii lasaxiixey gandaraaska mashruca waxaa lawada jerey geedi kuyaaley meeshii loogu aamiyey inlagu beero qasabka sonkorta manta waxaynu kubilaabaynaa sidan.

Dhulkii duurka ahaa markii laga go’yey amayaa a laga wada jerey geedihii waxaa labilaabay inlaga nadifiyo dhamaan qashinkii yaalay sida xidada geedahas kadibna waalagubay.

Waxaana labilaabay inlaqodo dhulka lanasimo  siloogu dhigo beer lagu beero qasabka sonkorta  qasabka waxaa uu ubahaa sida tiqaada waxaana uu ubaahanyahay biyo badan iyo  hawo diiran oo udhaheysa 20-40 degree .

Hadaba biyo badan iyo hawo diiran waxaa loodaayey webiga jubba  marka  la abuurayo qasabka waxaa loo goo gooyaa xirmo xirmo gaagaaban .

Waxaa markaas lafilaayey in sonkorta lasoosaaro bartamaha sadanka  1980kii seddax bilood kadib makii lasaxiirey mashruucii weynaa  ayaa waxaa baheysa xundhurtii mashruuca.

Sanadkii hore bartamihiisa ee aasaaska mashruuca waxaa bilaabatay qasab goyntii beerihii hore ama waxaa labilaabay inlajeero qasabkii ugu horey ee beerahas kasoo go’ay.

Inyaaskadib waxaa lasku qiyaasay qasabka kalajaanka ah ee soo go aayey silo ogaado nooca ugu fiican ee kabixikara degmadaasi

Xarunta shirkada beeraha ee buukar aykuleedahay magalada londan waxaa kasoconaayey qorsheenta meelaha lagu rakibayo makiinadaha biyaha qiibinayo misna gaarsiinaayo beeraha.

Inkastoo sitoos ah xariir aan lana laheyn meesha laga dhisaayey warshida ayaa waxaa yareyd warka ka imaanayo ayaa yeraa waxaa badatay booqashadii lagu aadayey meesha uu kusocaday dhismaha mashruuca siloo soo ogaado qaabka uu usoconayo howsha mesha kasoctay.

Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)

Khabiir Dhinaca Beeraha iyo Deegaanka.

Email: Aadamyare11@hotmail.com

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress
WordPress
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology