Daawo Sawirrada: Ra’iisal Wasaare Shirdoon iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Goordhow gaaray Magaalada Marka Caday

Posted by on Jan 31st, 2013 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose.

Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa socdaalka uu maanta ku tagay Magaalada Marka waxaa ku wehliye Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta iyo gaadiidka C/laahi Ciilmooge Xirsi,Wasiirka maalliyadda iyo qorsheynta Maxamuud Xasan Suleymaan,Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed C/qaadir Sheekh Cali Diini,Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed Axmed Macalin Fiqi,Taliyaha Ciidammada Booliiska General Shariif Sheekh Unaa Maye iyo Xildhibaanno.

Ashraf Macalin Nuur

Xafiiska Ishabaydhaba.com

Muqdisho Soomaaliya

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress
WordPress
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology